Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasiinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada Soomaaliyeed, taas oo lagu qaban doono magaalada Muqdisho, 15-ka Juun 2025. Go’aankan ayaa ka dhashay wadatashiyo ballaaran oo madaxweynuhu la yeeshay madaxda dowlad-goboleedyada, madaxdii hore ee dalka, ururrada siyaasadeed, iyo bulshada rayidka ah, […]
en-US