Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo xasaasi ah ka wada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulamo xasaasi ah ka wada degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu la kulmay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, siyaasiyiinta, iyo hoggaanka maleeshiyada deegaanka ee Macawiisleyda. Kulamadan oo diiradda lagu saaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay dardargelinta gulufka ka socda […]
en-US