MW Xasan Sheekh oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu...
Muqdisho, Maarso 1, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Madaxweynaha ayaa si gaar ah hambalyo ugu diray geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed, kuwaas oo ku sooman furimaha dagaalka, iyaga oo difaacaya qaranka lana […]
en-US