Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Shiinaha,
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, H.E. Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyay dowladda Shiinaha taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, amniga, […]
en-US