Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe oo Lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland, si uu halkaas kulan fool-ka-fool ah ula yeesho Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Kulanka ayaa imanaya xilli ay sii xoogeysanayaan khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya labada dhinac, kaddib markii Maxkamadda […]
en-US