We're in beta. Stay tuned for updates.x
Loading...
PODCAST

Madari"s Podcast

Qaybtan Madari Podcast waxa lagu falanqaynayaa duruufaha ay maanta ku nool yihiin dhalinyarada, riyooyinkooda, niyad-jabka ay la kulmaan, iyo dagaalka ay nolosha kula jiraan si ay u gaadhaan meel sare.Waxaa lagu taabanayaa arrimo sida shaqo la’aanta, cadaadiska bulshada, niyad-jabka, iyo raadinta yool nololeed oo cad.Madari Podcast waa mid toos ah daacad ah isla markaana dhiirrigelin iyo faham ku dhisan.

All Episodes

81:36
Cabashooyinka Dhalinta Maanta
Madari"s Podcast ·
2025/10/13
so
1 results

Similar Podcasts