We're in beta. Stay tuned for updates.x
Loading...
PODCAST

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast. Magacaygu waa Amaal Haybe waxaan ahay tababare nololeed oo qaabilsan dhisida xidhiidhada fayow iyo kobcinta hab-fikirka togan.Waxaan halkan kuuguso gudbin doonaa qaababka cilmiyaysan ee aad naftaada iyo dadka kaleba u la yeelan karto xidhiidh cafimaad qaba oo fayow.Kuxidhnow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo salaasa kaste 7:00pm fiidnimo aad ka heli doontid mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada ka tirsan noloshaada iyo cafimadkaaga

All Episodes

15:47
Cafimadka Maskaxda & Ramadanta
en-gb
27:53
Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan
en-gb
24:01
Barnaamijka Su'aalo & Jawaabo| Episode 1
en-gb
18:26
Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad
en-gb
25:46
Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad
en-gb
21:09
Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad
en-gb
18:21
Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad
en-gb
16:21
Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad
en-gb
23:02
Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad
en-gb
18:11
Cabsida Go'aan Qaadashada
en-gb
19:46
Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy...
en-gb
17:38
Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad
en-gb
23:46
Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad
en-gb
29:31
Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad
en-gb
16:53
Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad
en-gb
15:59
Ixtiraamka Dadka Q-2aad
en-gb
17:23
Ixtiraamka Dadka Q-1aad
en-gb
17:33
Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka
en-gb
23:17
Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage
en-gb
21:14
Naf la hadhid| Self Sabotage
en-gb
68 results

Similar Podcasts